Ciidamada AMISOM oo fariisin cusub ka sameystay waqooyiga Muqdisho

Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa fariisin cusub ka sameystay
waqooyiga magaalada Muqdisho, halkaasi iyo goobo kale oo dagaalo aad u
culus ay ka socdeen tan iyo shalay galab.


Dhexdhexaadin la sheegayo in laga dhex bilaabay madaxweynaha iyo R/Wasaaraha!

kadib khilaafyo soo kala dhexgalay madaxda dowlada taas oo ka dhalatay kala aragti duwanaansho dastuurka cusub oo la sheegay in dowladu yeelan doono ayaa waxaa la sheegay in dhex dhexaadin laga dhex b


War Deg Deg ah:Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Qaraxyo warar horudhaci sheegayaan iney yihiin ismiidaamin ayaa ka dhacay garooka diyaaradaha Muqdiso iyadoo illaa iyo hadda aan la ogeyn waxa loo isticmaalay iyo khasaraha ey geysteen.


Dowladda oo guulo ka sheegatay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Shiikh Cabdirisaaq Maxamed qayloow oo xalay la hadlay qaar ka mid ah saxaafada gudaha ayaa ka war bixiyay dagaaladii shalay iyo xlaya ka dhacay qaybo ka mid ah magaala


Deegaanka Ceelasha Biyaha oo Ma-soomaayaal iyo iyo nin iyo naag is masaafeystay lagu karbaashay

Ciidamada Anshaxa iyo ammaanka Xisbul islaam ee deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa maanta tacsiir Karbaash ah ku fuliyay dad la soo qabqabtay iyagoo afuran, bisha Ramadaanna aan xushmeyneyn.


Dagaal degmada Hobyo ee gobolka Mudug ku dhexmaray Burcad Badeed Soomaaliyeed

Degmada Hobyo wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in halkaas ay isku rasaaseeyeen koox ka wada tirsan Burcad Badeeda Soomaaliyeed ee xeebaha ka qaraabata.


Dagaalki caawa oo yara qaboobay iyo ciidamada dowlada oo u muuqda kuwa difaac adag galay

Waxaan waqtigan caawa ah qaboobay dagaal culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in ciidamada dowladu difaac culus galeen dibna u durjiyeen kuwa Alshabaab oo sida la sheegay iyagu daga


Ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke Sharma'arke oo lagula taliyay in uu shaqada ka fariisto

Ra'iisal wasaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa waxaa lagula taliyay in shaqada ka fariisto.


Alshabaab oo weerar culus ku qaaday wadada Dabka iyo dagaal is qabsady agagaarka madaxtooyada

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa galabta dagaal xooggan dib uga qaaday ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa abaaray dhanka madaxtooyada oo ey ka weerareen dhowr Jaho.


Xaaladii ugu dambeysay ee magaalada Muqdisho

Waxaa maanta laga dareemayaa deganaasho aan cagabadan ku taagneyn xaafadii waqooyiga Muqdisho oo ey dagaaladu ka socdeen walow xilli kasta la filan karo dagaal.


Qaar kamid ah ciidamada dowladda oo baaritaan ka wada Buulo Xuubeey

Ciidamo ka tirsan dawladda ku
meel gaarka Soomaaliya ayaa saakay subaxnimadii hore hawl galo
baaritaana ah ka bilaabay xaafadda Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir ee
magaalada Muqdisho  


Guddoomiyaha Guriceel oo hoygiisa xalay bam lagu weeraray

Guddoomiyaha Degmada Guriceel ee ahlu sunnah ayaa xalay bam gacmeed lagu weeraray guriga uu ka degan yahay magaaladaasi kadib markii dad aan bam ku tuureen.


Brigiye Bahuko oo dafiray iney AMISOM xirtay wadada Dabka iyo bakaarha isku xirta

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Bariijiye Bahuuko ayaa dafiray iney iyaga u xiran tahay wadada isku xirta Bakaaraha iyo Dabka ee Magaalada Muqdisho.


Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada

Xisbiga Kulmiye ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta dheer ee shalay golaha guurtidu u kordhiyeen golaha wakiilada iyo guurtida.


Syndicate content
Custom Search